bikilnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bikilan². ld bikilnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bikilan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Macnaha:

  1. Weel wax buuxsamay noqosho.
  2. Weel wax la bikilay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bikilnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld bikilnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur