bikrad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Inan gabarnimadeeda qabta oo aan weli rag la gogolgelin; cadrad.

cadrad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Bikrad.

Lamidka: Bikrad