bilbil
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Firdhinta biyo iwm sida dhibcaha roobka meel loogu firdhiyo. 2. Nin gabdhaha taataabta. 3. ld bilbilid.
- 1. Biyo iwm meel sida dhibcaha roobka ugu furdhin. 2. Gabar taabasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

