bilcan

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Haweeney la guursaday. ld bilcaan.
  2. Bilcan ka dhigid; guursasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

guursasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. guurso. ld guursad, guursi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bilcaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld bilcan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur