bilhaarsiya

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Deris ku nool saddexda nooc uu leeyahayna ay keenaan cudurro dalalka kulul laga helo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur