bililiqaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bililiqayso. ld bililiqaysad, bililiqaysi.

bililiqayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Hanti la boobayo in yar ka qaadasho.

bililiqaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bililiqaysasho.

bililiqaysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bililiqaysasho.