bilirubiin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (daaw.) Walaxyo midabeysan oo ka yimid jajabinta heemogolobiinta dhiigga oo xameetida la socda. Labada ugu muhiimsan waxa weeyaan biilirubiin oo midab hurdi ah leh iyo biiliferdin oo midab cagaar ah leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

