bilisee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-seeyay, -saysay)

Macnaha:

  1. 1. Bilis ka dhigid; xorayn. 2. Gudid (gabar).

xorayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xoree.