biqitin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld biqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

biqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baq². ld baq¹ (2), baqid, biqitin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur