birdaawe
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-wayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- Weel fidsan oo bir ah, leh dheg la qabsado oo canjeerada iwm. lagu dubo; birlaxooxeed. ld birdaawo, birtaawe, birtaawo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

