birdhig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld birdhigid.
  2. U b.: wax sida cadow iwm oo soo food leh si geesinnimo leh uga hortegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

birdhigid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg birdhig². ld birdhig¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur