biriirin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg biriiri. ld biriiris.

biriiri

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Weji biriir u yeelid.

biriiris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld biriirin.