birimbirqoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Boodbood iyo durduro ay sameeyaan weylaha; naylaha, waxaraha iwm marka ay barwaaqeysanyihiin. ld birimbirqayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
birimbirqaynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg birimbirqee. ld birimbirqo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00