birjeeb

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bo/-byo, m.l)

Macnaha:

  1. Bir, biraha kale lagu qabto oo ka kooban laba qalbac oo dhexda iska haysta oo marka gadaal la isaga qabto hore wax ka qabata; kalbad.

kalbad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld kelbed.