birjiko

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld burjiko.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

burjiko

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Qalab wax lagu karsado oo ka samaysan dhagax jilicsan ama bir leh, dhego la qabsado iyo meel kore oo dhuxusha lagu shubo. ld birjiko.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur