birlabnimo-duleed

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (jool., fiis.) Astaamaha birlabeed oo uu muujiyo dhulku, kuwaas oo dhulka keenay inuu noqdo birlab weyn oo labo cirif leh; waa sayniska barashada astaamooyinkaas.