birmad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Gargaar degdeg ah oo meel ay dhibaato ka dhacday kaalmo ahaan loogu diro. 2. Ciidan hubaysan oo lagu xoojiyo ciidan kale oo dagaal ku jira ama dhibaataysan. 3. ld birmasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

