birowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-wyo, m.dh)Macnaha:Weel yar oo bir ka samaysan; daasad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
daasadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Weel bir ka samaysan oo cunnada, cabitaanka iwm ee la keydinayo lagu alxamo; qasac.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00