birqalaxQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:1. Bir jajab ah oo duug ah oo aan waxtar lahayn. 2. Dad aan karti lahayn oo waxtarkooda yaryahay.