birsolidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg birsol². ld birsol¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
birsolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Neef xoolo ah oo la gowracay. 2. ld birsolid.La gawracay ahaansho (neef xoolaad).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0