bisbaas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld basbaas.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

basbaas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geed-nagaar la beerto oo dhala miro dhuudhuuban oo kulul oo cuntada lagu darsado. ld bisbaas.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur