bishkil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qori yar oo xalleefsan mayrax iwm oo dalool yar la agu gufeeyo. ld bishil¹.
  2. Tigin ama qori yar oo wax ku shakarid, ku adkayn. ld bishil².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bishil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld bishkil¹.
  2. ld bishkil².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur