biskoodsiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg biskoodsii.

biskoodsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Caafimaadsiin.

Lamidka: Caafimaadsiin