bisqanleyQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Meesha ay bisqintu ka baxdo; gumaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gumaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Halka bisqintu ka baxdo oo xubnaha taranka ee dadka ka sarreysa. 2. (-rro, m.dh) Dhaawac dab oo biskooday.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00