bisturi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Middi yar oo takhtarku u isticmaalo qalliinka, lehna af qalloocan ama af toosan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur