biyabbiyow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ku daridda badar lagu daro biya ka bateen noqosho. ld biyabbiyoobid.
  2. Wax biyo ka bateen noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

biyabbiyoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg biyabbiyow². ld biyabbiyow¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur