biyaddiid
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Neef aan biyaha cabbin marka uu wax qoonsado. 2. ld biyaddiidid.
- 1. Biyo cabi waayid wax uu qoonsaday awgeed (neef). 2. Ka b.: maamul sida loo fulinaayo saluugid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dyo, m.dh)
Macnaha:
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha: