biyadhigid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg biyadhig².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

biyadhig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Roob da'ay biyaha dhulka korkiisa uu kaga tago; xareed dhulka waran.
  2. Roob da'ay biyo dhul ku dhaafid; roob xareed dhul warid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur