biyafariisin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhul godan oo biyo qabatin leh. ld biyafariisad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

biyafariisad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld biyafariisin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur