biyajiid
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Raadka daad ku reebo meel uu maray. 2. B. ah: rati muddo dheer la rarayey oo aan hilibkiisa la cuni karin adayg awgiis.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dyo, m.dh)
Macnaha: