biyammaceeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-ceeyay, -ceysay)Macnaha:Dhar saabuun lagu dhaqay biyo saafi ah ku raacin.