biyammaddaadshe

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Isrogrogga: (-shayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. B. ah: rati hayin ah oo carruurta iyo maqasha la saaro marka la guuro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur