biyashubmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg biyashuban.

biyashuban

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Macnaha:

  1. 1. Meel ku wada shumbid. 2. Hadal ama arrin dulucdiisa meel isugu aruurmid.