biyayaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Meel aan biyo badan lahayn. ld biyayari, biyayarood.

biyayari

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld biyayaro.

biyayarood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld biyayaro.