biyo galo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Halaamacoodka maqaarka oo uu keeno fiirus waxaana lagu yaqaan finan yaryar oo biyo ku jiraan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur