biyo-fududayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (kiim.) Ka saaridda ayoonnada kaalsiyam, magniisiyam iyo feeram; iskudhis ahaan looga saaro biyaha ay ku milanyihiin; sidaa darteedna lagu yareeyo adkaanta biyaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur