biyobax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Shahwo ka soo bixidda guska oo kacsan.