biyoculus
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-syo. m.dh)
Macnaha:
- Ceelasha la shubo meesha isha xigta.
- (kiim.) Diyuteeriyam ogsaydh: biyaha atamyadu haydarojiin ee ku jiray, 1H, ay beddeleen isku godka ka culus ee diyuuteeriyam, 2H, summaddiisuna tahay D. Waa hoor midab laawe ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

