biyow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld biyoobid.
  2. Wax biyuhu ka bateen noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

biyoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg biyow². ld biyow¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur