bogaadin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bogaadi. ld bogaadis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bogaadi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. U b.: cid hambalyo u jeedin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bogaadis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bogaadin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur