bogdoox

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wadiiqo toos ah oo ka leexaato waddo weyn. 2. Weeraridda cadow dhinac laga weeraro. 3. Qalliin lagu sameeyo haweenka dhali waayey iyadoo dhinac laga soo saarayo ilmaha. 4. ld bogdooxid.
  2. 1. Cadow iwm dhinac ka wareemid. 2. Haweeney si caadi ah u dhaliweydey si ilmaha looga dhaliyo caloosha dhinac ka qalid.

bogdooxid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bogdoox². ld bogdoox¹ (4).