boholyow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dareen rabitaan oo ku dhasha qof marka wax uu jeclaa araggooda ka raago; hilow. 2. ld boholyoobid.
  2. U b.: wax araggooda laga raagay in la arko aad u jeclaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hilow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dareen jacayl ku jiro oo qof ama meel loo qabo.
  2. Xiiso qof ama meel u qabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

boholyoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg boholyow².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur