Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg boji. ld bajiino, bajin, bejiino, bejin, bejis, bojiino.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
Xaalad shaqo iyo dhib la'aan ku sugnaan (nafley); nasasho. ld baji, beji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur