boodsol

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (juqr.) Nooc carro oo astaan u ah gobollada leh cimilada cirif-hoosaad, oo ah ka ay ka baxaan inta badan dhirta dabiiciga ah ee caleen irbadleyda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur