boog-xiidmeed

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (daaw.) Boog ku taal qayb ka mid ah xiidmaha (duodenum) waxaana keena asidhka caloosha. Waxaana u badan dadka noocooda dhiigga uu yahay kooxda “O”. Astaamaha: xanuun uurkujirtada marka calooshu marantahay; matagna waa jiri karaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur