boogadhayeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)Macnaha:Qof boogaha iyo nabarrada fudud daaweeya. ld boogadhay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
boogadhayQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld boogadhaye.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0