boohaarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ro, m.l)Macnaha:1. Cabbir u gaar ah beeyada oo u dhigma afar kiintaal. 2. Falxad. 3. B. ah: nafley aad u xoog badan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
falxadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Wax la abshireysto oo nasiib wanaagsan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0