boolibabtaydh

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dhyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Iskudhis orgaanig ah oo ka yimaada amiino asiidho isugu xidhmay dariiqadda xarfinta. B.adu waxay isugu xidhmaan si ay u sameeyaan borotiino.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

b

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ba') Xarafka labaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur