boonbiyeed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ninka tababaradka bilowga ah ku jira ee loo carbinayo sida gammuunka loo gano waxna loogu dilo.