booree

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Macnaha:

  1. Wax boor u eyelid; ld boodee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

boodee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. 1. Bood dhar ku mayrid. 2. Bood timaha ku caddayn. ld booree (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur